Ciidamada amaanka oo qabtay Burcad dil iyo dhac ka geestay Xarun Hormuud leedahay 

Ciidamo hubeesan oo ku labisnaa dareeska ciidanka Milatariga Soomaaliya ayaa xalay galay xarun ay shirkada Isgaarsiinta Hormuud ku leedahay Xaafada Saybiyaano ee degmada Hodan. Weerarka burcada ku qaadeen xarunta Shirkada Isgaarsiinta Hormuud ayaa la sheegay in uu ku geeriyooday qof shacab ah halka sidoo kale haweeney ku dhaawacantay, waxaana warar soo baxaya sheegayaan in burcada … Continue reading Ciidamada amaanka oo qabtay Burcad dil iyo dhac ka geestay Xarun Hormuud leedahay